(Daawo Sawirro) Meydadka laba Wiil oo saaka laga helay duleedka Gaalkacyo

Meydadka laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa saakay laga helay duleedka koofureed ee magaalada Gaalkacyo, kuwaasoo ka soo jeeday degaanada Puntland. Taliska booliska gobolka Mudug ee Galmudug ayaa meydadka dhalinyaradaas ku wareejiyey Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntland G/Sare Muumin Cabdi Shire, waxaana socda howlgallo lagu baacsanayo raggii fuliyey dilkaas oo ay fuliyeen maleeshiyaad … Continue reading (Daawo Sawirro) Meydadka laba Wiil oo saaka laga helay duleedka Gaalkacyo